weheliyaha isliska neg
(m.l)

(fiis) Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliska, Fn - ay tahay xoog liganaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weheliyaha isliska neg

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg